Safe Family Initiative
Rotary Safe Family waa barnaamuj looga hortagayo rabshada qoyska

Roray Safe Family waa barnaamuj dadka looga wacyigalinayo tacadiyada lagula kaco haweenka oo gaar ahaan diirada lagu saarayo bulshooyinka dhaqamada kala duwan. Waxaan ka waraysanay: Dorothy Gilmour, Peter Berg iyo Ahmed Tohow.
Share